Lafta-gareen oo qaabilay Wakiilada QM, Midowga Yurub, IGAD & Midowga Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoowey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan ay qeyb ka ahaayeen Wakiilada EU Nicolas Berlanga, Midowga Africa, Francisco Madeira iyo IGAD Jamaal Xaaji Axmed. Madaxweynaha iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa kulan la qaatay Wafdiga … Continue reading Lafta-gareen oo qaabilay Wakiilada QM, Midowga Yurub, IGAD & Midowga Afrika (Sawirro)